Dhismaha wadada laamiga ah ee u dhexaysa degmooyinka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana ilaa hadda la dhammeeyey dhismaha 45 KM loona diyaariyey saarista laami.
Hoos ka daawo masawiradii ugu danbeeyey iyo qaar kamid ah mujaahidiinta har iyo habeen u taagan dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha dalkooda. Viva Ceeldaahir-Ceerigaabo team!
Waxaan sidoo kale waraysanay General Cali Ismaaciil Maxamed, Madaxa Howlgalinta mashruuca, wuxuuna Radio Daljir uga waramay sida shaqadu u socoto (masawiradana hoos ka arag).
Sawirro
COMMENTS
Maashaa allah ku guulaysii runtii waa waddo kuwaalati fiican oo ah isku tashi fiican.inshaa allah guul ceel daahir iyo ceerigaabo
masha’alah shacabka puntland haka shaqeeyaan horumarka dalkoda
wad mhdsntihn #daljir
masha’alah shacabka puntland haka shaqeeyaan horumarka dalkoda
wad mhdsntihn #daljir
Shaqo wacan baan leeyahay
Maashaa Allaaah waa arrin bogaadis mudan hawl wanaagsan bay hayaaan ragaaasu waa in lagu taageeraaa
mazha alh home town horumr an cadi ahyn bu kutalo sady
Share far and wide homie!
Degea
Masha allh runti waa wax qabad aad ufiican iyo iskutashi shacabka iyo dowlada puntland dhalinyaro waxgarad iyo qeybaha kaladuwan oo door weyn kaqaatay dhismaha wadada ceeldaahir to ceergaabo