(daawo ) Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka oo xilka la wareegay

(daawo ) Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka oo xilka la wareegay

Taliyaha Cusub ee ciidamada xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cimi iyo Abaanduulaha cusub ee Ciidankaasi S/guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa sirasmi ah ula wareegay xilka kadib munaasbad kadhacday Muqisho.

Saraakiishan ayaa xilka kala wareegay hogaankii hore ee ciidamad Cabdiwali Jaamac Gorod oo uu dhowaan madaxwaynaha Soomaaliya uu xilka ka qaaday.

Wasiirka Gaashaandhiga iyo saraakiil kalle duwan ayaa ka qaybgalay munaasabaddii kadhacday Muqdisho.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com