Dab ka kacay Isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho

Dab ka kacay Isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho

Dab khasaare gaystay ayaa ka kacay isbitaalka Dayniile ee magaalada Muqdisho, waxaana dabka uu khasaare baaxad leh u gaystay qaybaha kaydka dawada ee isbitaalka.

Warara laga helayo maamulka Isbitaalka ayaa sheegaya in dabka uu ka dhashay koronto, waxaana lagu guulaystay markii dambe in la damiyo, kadib markii ay usoo gurmadeen gaadiidka dabdamiska ee gobolka Banaadir.

Shaqadii isbitaalka ayaa hadda caadi kusoo laabatay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com