Dad Shacab oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Alshabaab iyo AMISOM

Dad Shacab oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Alshabaab iyo AMISOM

inta la xaqiijiyeey Qof shacab ah ayaa dhintay sidoo kalena labo kale ayaa dhawacmay kaddib markii saaka ay ay Ciidamo ka tirsan Al-shabaab jidka u galeen Ciidamada AMISOM ee jooga Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Lafoole,halkaas oo Ciidamada AMISOM oo maraya ay la kulmeen weerar jid gal ah,waxaana ay is dhaafsadeed Rasaas daqiiqado tocotay.

Sidoo kale waddada xilligaas ewaxaa marayay Gaadiidka dadweynaha ee isaga kala goosha Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com