Dadka degaanka Ari Lays ee degmada Buurtinle ayaa ka cabanaya dad Xaaluf ba’an u gaysanaya degaanka

Dadka degaanka Ari Lays ee degmada Buurtinle ayaa ka cabanaya dad Xaaluf ba’an u gaysanaya degaanka

Qaylo dhaan ayaa maalmihii danbe ka imaanaysay xoola dhaqatada Deegaanka ku ah deegaanka jiida Ari Lays ee koofurta degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal dadka degaanka ayaa ka cabanaya dad xaaluf ba,an ugaysanaya dhirta degaanka Maamulka degmada Buurtinle oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigaanka degmada Cabdi Daahir Jaamac Canjalaf xoghayaha dawlada hoose Aadan Abshir ayaa booqday degaanka iyagoona shacabka qaylo dhaanta soo gaarsiiyey kula dardaarmay inay is xakameeyaan amaankana ilaaliyaan Lamaaha amnigana ku soo wargeliyaan ciddii danbe oo dhibaato deegaanka u gaysanaysa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com