Dadka reer Laascaano ee xaqdarada ugu xiran xabsiyada Hargeysa & Burco waa in Isimadu u hawlgalaan

Dadka reer Laascaano ee xaqdarada ugu xiran xabsiyada Hargeysa & Burco waa in Isimadu u hawlgalaan

Cabdiqaadir Cabdi Warsame (Eng Digaale) oo u warramay Daljir ayaa dareen ka muujiyey dhibka haysta dadka reer Laascaanood ee Somaliland ka aruursatay magalaada xilligii biloowga kacdoonka SSC-Khaatumo, kuna xirxiratay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com