Qoyasaska ay saamaysay fatahaadda xeebta magaalada Caluula ee xarunta gobolka Gardafu ee Puntland ayaa la gaarsiiyay dhar, maacuun iyo bustayaal, kuwaasi oo ay soo dhiibtay gabar qurbe joog ah.
Ilaa iyo sadex boqol oo qoys ayaana ka faa’iidaystay deeqdan oo u mahadceliyay gabdhii qurbe joogta ee soo dhiibtay.
Hoos ka dhegayso warbixinta
COMMENTS