Dagaal ka socda degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Dagaal ka socda degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Dagaalka oo aad u xoogan ayaa waxaa uu ka socdaa degaannada Baareey iyo Dhoqor oo dhaca Jiinka Wabiga isla markaana hoostaga magaalada Beledweyne, wuxuuna u dhaxeeyaa Ciidamada degaanka & Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka ay weerar ku qaadeen fariisin Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanada Baareey iyo Dhoqor.

Wararka la helay ayaa sheegaya in Ciidanka dib-u-xoreynta deegaanka ay bur-buriyeen Dooman Al-Shabaabu isticmaali jireen in aay ciidanka ku kala gudbistaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com