Deegaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay dagaal gaystay khaasre dhimasho iyo dhaawacba leh oo dhexmaray laba beelood oo wada dagan deegaanada Af-Barwaaqo iyo Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug.
Axmed Muuse oo ah Guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa Daljir uga warramay sida ay wax u dhaceen.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS