Deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag oo qiyaastii laasqorayna ujira 30kmtr ayaa waxaa ka socda dagaal udhaxeeya laba beelood oo halkaasi wada dagan.
dagaalka ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaalahy labada dhinac.
ciidamo ka amar qaata korneel Caare ayay odashaasha deegaanka Daljir u sheegeen in ay qayb ka yihiin dagaalka.
waxaa ku dhintay istaafkii taliyihii ciidamada badda ee mamaulka Soomaaliland
Ciidamo ka socday maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay maanta soo gaareen deegaanka.
Hadaba qaar kamida ah waxgaradka deegaanka ee dhanka Puntland ayaa Daljir uga waramay dagaalkan iyo khasaaraha ka dhashay.
Daawo.
COMMENTS
HA IS RAACDO DIIDAYE
HA IS RAAMSATEE DAA!!!!.