Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socdo Deegaan ku dhow Caabudwaaq

Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socdo Deegaan ku dhow Caabudwaaq

Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socdo Deegaanka lagu magacaabo Barkada ina jiirow.

Deegaankaan ayaa 13KM Koonfur bari ka Xigo deegaanka Laba-galle ee Bariga Koonfureed Caabudwaaq.

Maleeshiyaadka deegaankan ku dagaalamayo ayaa kasoo kala Jeedo Dhabbad iyo Cadaado waxaana xiisada ka dhalatay deegaamayn.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa noo sheegay in ay maqlayaan xabadda ay isweydaarsanayaan labada Maleeshiyo Beleed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com