AQOONYAHAN XASAN CABDILAAHI DUCAALE (JABHAD) oo udhuundaloola arimaha Gobolka Sitti ayaa ayaa waraysi uu siiyay wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye waxa uu si qoto dheer uga hadlay xasuuqa ay Qowmiyada Canfatda ku hayso Soomaalida ku nool DDS ee itoobiya
COMMENTS