DAGAALKII SADDEXAAD EE ADDUUNKU MA BILOWDAY?

DAGAALKII SADDEXAAD EE ADDUUNKU MA BILOWDAY?

Putin, Madaxweynaha Ruushka, sidee buu u arkaa xaalka adduunka ee maanta iyo dagaalada joogtada ah ee reer Galbeedku uu maanta wado: “Waxaan aad uga welwelsanahay in adduunku uu wajahay dagaal seddexaad oo caalami ah.”

Marba haddii dagaalka Ukraine yahay mid u dhexeeya Ruushka iyo NATO, kan Iran asna yahay kii Shiinaha lagu abbaarayey, ma is leedahay dagaalkii saddexaad ee adduunka mar hore buuba bilowday?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com