Daladda PUNSA oo Boosaaso ku qabatay Shir ku saabsan Arrimaha Dastuurka (dhegayso)

Daladda PUNSA oo Boosaaso ku qabatay Shir ku saabsan Arrimaha Dastuurka (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland Daladda PUNSA ayaa maanta ku qabatay shir ku saabsan Arrimaha Dastuurka Dalka ,iyadoo shirkaas loo qabtay qaar kamid ah Shacabka Boosaaso iyo waxgaradka.

Shirkan ayaa Kasocday Boosaaso Muddo labo Malmood ah ,iyado la Arrurinayaay Fikradaha ka qayb galayaasha Shirkaas la Xiriira Arrimaha Dastuurka Dalka.

Warbixin Waxaa Boosaaso kaso dirtay Wariye Faadumo Daggan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com