Daljir iyo Dhegaystayaasheeda oo ciidsiiyay Agoonta & Danyarta Qardho (Sawirro)

Daljir iyo Dhegaystayaasheeda oo ciidsiiyay  Agoonta  & Danyarta  Qardho (Sawirro)

Maamulka Radio Daljir Qardho iyo Dhegaystaayasha Daljir ayaa maantay Lacag Ciidsiin ah u qaybiyay Caruur gaaraysa 30 kuwaasoo isugu jira Agoomo iyo Danyar.
Deeqda lacagta ee la gaarsiiyay Caruurtan ayaa waxaa iska soo uruuriyay Dhegaystayaasha Radio Daljir Qardho.

Sawirro.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com