Daljir oo maalintii 8aad sharci-darro ku xiran!!!

Garowe, June, 29 – 2016 – Waxaa maalintii 8aad sharci-darro ku xiran Idaacadda Daljir oo dadwaynaha reer Puntland guud ahaanba ay si wayn u tabeen, waxaana tani ay keentay in ay aad isu soo tarto cambaaraynta ay la kulmayso xukuumadda Gaas

Daljir waxay ku kalsoontahay sharciga, Dastuurka, xeerarka dalka iyo baaqyada caalamiga ah ee xarriyada fikirka iyo tan hadalka, waxayna Daljir qabsatay qareen madax-banaan oo u dooda xaquuqda Radio Daljir.

Diiwaanka Wararka,

Radio Daljir

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com