Golaha Wasiirada Dalka Itoobiya ayaa xaalad degdeg ah kusoo rogay dalka itoobiya
Bayaankan ay soo saareen golaha wasiirada dalka itoobiya ayaa si rasmi ah loo hirgalindoonaa kadib markii ay ansixiyaan goblaha baarlamaanku 48saacadood guhadood
inta ka horaysana si ku meelgaadh ah usii jiridoonto xaaladaasi
Xaaladan deg-deg ah ayaa lagu sheegay meelkasta oo looga baahdo in lagaynkaro ciidamo dheeraad ah guryahana labaadhi karo maxkabad la,aan.
jamarti Yaxye, daljir Jigjiga.
COMMENTS