Dalladda ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga ahayn ee PUNSA ayaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku soo bandhigtay xeer la xiriira xuduudaynta degmooyinka Puntland.
Kulanka soo bandhista waxaa ka qayb galay masuuliyin katirsan wasaaradda Arrimaha Guudaha maamulka degmadda iyo masuuliyada Dallada Puntland ,waxaana PUNSA ay daraasad kasamaysay calaamadinta Xuduudaha.
Warbixintan Garowe Waxaa kasoo jeedinaya Wariye Maxamed Lakiman
COMMENTS