Danyarta Garoowe oo ka cabanaya Maamulka Degmadda (dhegayso)

Danyarta Garoowe oo ka cabanaya Maamulka Degmadda (dhegayso)

Qaar kamid ah dadka Barakacayaasha ah ee Danyarta ah ayaa ka Cabanaya maamulka degmadda oo Qaab an wanaagsanayn u qaybiyaay raashin loogu tala galay dadka danyarta ah ee Kunool Caasimada Puntland.

Mid Kamid ah Haweenka danyarta ah oo Radio daljir lasoo xirirtay ayaa sheegtay inay ka cabanayaan maamulka degmadda oo wax isdaba marin ku sameyaay Raashin loogu tala galay dadka Masaakinta ah e Garoowe kunool.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com