Darawalada gaadiidka Muqdisho oo dowladda kacabanaya (dhegayso)

Darawalada gaadiidka Muqdisho oo  dowladda kacabanaya (dhegayso)

Darawalada  gaadiidka isga kala goosha magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee  magaalada   Muqdisho  oo xiran iyo Canshuur korfhin lagu sameeyay.

 

wariyaha Daljir ee Muqdisho ayaa warbixintan kadiyaariyay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com