Dareenka shacabka Bosaso iyo Musuq maasuqa Puntland (dhegayso)

Dareenka shacabka Bosaso iyo Musuq maasuqa Puntland (dhegayso)

Shacabka magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland ayaa ka hadlay eedaymo kalle duwan oo ku salaysan musuqmaasuq aoo wasiirka maaliyadda Puntland iyo xisaabiyihiisa gobolka Mudug ay hawada isku mariyeen maalinimadii shalay.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir ayaa lagu soo qaatay musuqmaasuqa kajira Puntland iyo waxa ay dadwaynaha uga dhigantahay musuqmaasuqa Puntland.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com