Dawladda Itoobiya ayaa 3 shuruudood ku xidhay inay wadahadal la gasho ururka TPLF:
1. In TPLF dhamaanba dib uga baxdo dhulka ay qabsadeen
2. In TPLF aqoonsadaan dawladda dhexe
3. In TPLF ay dagaalada joojiyaan
DANI MUFTI Afhayeenka Arrimaha Dibada Itoobiya ayaa sidaas sheegay
COMMENTS