Dawladda Puntland iyo dadaalkeedii wax-ka-qabasho ee falkii kufsi iyo dil ee Galkacyo. Q 1-aad (dhegayso|daawo)

Todobaadkaan magaalada Galkacyo waxaa lagu dilay gabar yar 12 jir ah, taasoo xilli subaxnimo ah laga adfuubtay gurigooda meel u dhaw sida la aaminsanyahay, kadibna maalin habeen kadib iyadoo meyd ah la soo dhigay meel aan ka durugsanayn gurigooda. Falkaasi waxaa ka dhashay kacdoon dadweyne iyo dareemo diidmo ah oo looga xunyahay gurracnaanta falka dhacay, … Continue reading Dawladda Puntland iyo dadaalkeedii wax-ka-qabasho ee falkii kufsi iyo dil ee Galkacyo. Q 1-aad (dhegayso|daawo)