Dayaca iyo darxumada Faroole nala damacsanaa Gaas baa damiyey!

Farriin qoraaleed nooga timid dhegayste Radio Daljir: “Intii Faroole ahaa Madaxweynaha Puntland dhibka dalka soo gaaray waa kala durugsanaa. Mudug darxumay la libiqsatay. Cayn cadow buu ka adeejiyey. Sool iyo Sanaag wuxuu ka dhigay seero laga guuray. Bari ciidan badeed booliis loogu yeeray iyo wiil buu ka adeejey. Laakiin Karkaar baa karkarisay!” *** Madaxweyne Faroole … Continue reading Dayaca iyo darxumada Faroole nala damacsanaa Gaas baa damiyey!