Labaatan Xaqiiqooyin ku saabsan Gobolka Sitti ee Deegaanka Soomaalida
WQ: Axmad Rooble
January 2025
1. Gobolka Sitti wuxuu kamid yahay 11-ka Gobol ee Deegaanka Soomaalida (Soomaali Galbeed ama Ogaden region ), xaruntiisuna waa Dire-dhabo. Jan 1993, Baarlamaanka Dowladda Deegaanka Soomaalidu wuxuu isku raacay inay Dire-dhabo tahay Caasimadda Deegaanka.
2. Gobolka Sitti wuxuu ku yaallaa Sedex-Xagalka Zaylac/Harar, Harar/Hawaash/Baatti & Baati /Zaylac, waxayna isku xidhaa Sedex Waddan (Soomaaliya, Jabuuti & Deegaanka Soomaalida “Itoobiya” ama Soomaali Galbeed), waxaana ku jira khayraad kala duwan sida Biyaha (Hadhigaala), Cadcaeedda, Dabaysha (Ayshaca Wind Power), Biyaha & Shidaalka (Hadhigaala Oil Blocks).
Deegaanka Soomaalida: Wax Badan Ka Ogow Gobolka Sitti | Labaatan Xaqiiqooyin ku saabsan Gobolka Sitti ee Deegaanka Soomaalida
WQ: Axmad Rooble
1. Gobolka Sitti wuxuu kamid yahay 11-ka Gobol ee Deegaanka Soomaalida (Soomaali Galbeed ama Ogaden region )https://t.co/yGu35FmHq9
— Daljir Media (@radiodaljir) January 14, 2025
Halkan riix oo taariikhda Gobolka Sitti kaga bogo: Taariikhda Gobolka Sitti DDS
COMMENTS