Deeganka Janaalle ayaa Sarkaal katirsan Al shabaab toogasho lagu dilay

Deeganka Janaalle ayaa Sarkaal katirsan Al shabaab toogasho lagu dilay

Ciidanka Xds ayaa degaanka Janaale ku dilay Horjooge Maxamed Nuur Shire oo argagixisada u qaabilsanaa gobolka Shabeelaha hoose iyo 13 dhagar qabe.

Ciidanaka Xoogga Dalka ayaa ka hortagay dhagar ay argagixisada u soo maleegayeen Shacabka ku dhaqan degaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Ururka 66-aad Guutada 14-ka Oktoobar Xds.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gobolada kawada howlgalo lagu ciribtirayo maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com