Muqdisho: Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa Muqdisho keentay gargaar loogu talagalay in lagu taakuleeyo dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen, Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa la wareegtey deeqdan ka timi Imaaraadka.
COMMENTS