DEG DEG Kadib 12 Maalmood oo ay sharci darro ku xirnayd Idaacadda Daljir oo maanta lafasaxay.

(July 04 2016)-War qoraal ah oo soo gaarey xafiisyada Idaacadda  Daljir kana yimid wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu cadeeyey in lafasaxay Radio Daljir oo xanibnaa mudo 12 maalmood ah.

Warka qoraalka ah oo uu ku saxiixnaa wasiirka wasaaradda warfaafinta ee dowladda Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, ayaa waxaa lagu cadeeyey in idaacadda lagu siidaayey cafis madaxweyne.

AKHRI

index

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com