Degaano katirsan gobalka Bari oo laga hortagayo xaalufka dhirta (dhegayso)

Degaano katirsan gobalka Bari oo laga hortagayo xaalufka dhirta (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan Deegaanka Macaag ee Gobolka Bari oo kaashanaya Dowladda ,Waxgaradka ,iyo laamaha Amniga, ayaa ku guulaystay in ay soo Afjaraan kooxo iskaashatay oo xaaluf kuhayay dhitra deegaanka kutaalay oo laga shiddo dhuxusha.

Nabadoon Mursan Maxamuud Cabdi , Waxa uu kamidyahay Nabadoonada deegaankaasi sida aadka ah uga shaqeeyay sidii looga dabar jarilaah dadka xaalufka kuhaya deegaanka , Wariye Xasan Heyal ayuu ugawaramay isbadalka kuyumid kadib howlaglkii looga hortaya Xaalufka dhurta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com