Waxaa garoonka diyaarada ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho goor dhow soo caga dhigatay diyaarad uu saaranyahay raysal wasaaraha dowladda Itoobiya iyo wafdi uu hogaaminayo.
Abey Ahmed oo horaantii sanadkan loo doortay raysal wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa ay u tahay markii ugu horaysay ee uu Soomaaliya yimaado tan iyo markii xilkaas loo magacaabay.
Ciidamada qalabka sida iyo baambayda ayaa ku sugan gudaha garroonka diyaaradaha ee Muqdisho, halkaasi oo soo dhowayntiisa ay tahay mid si heer sare loo soo agaasimay.
Hoos ka daawo
COMMENTS