Gudoomiyaha degmada Bandar bayla siciid Aadan Cali Siciid anteeno oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa kahadlay Mashaariic horu-marineed oo laga hirgaliyay degmada Bandar bayla Mashaariicdaasi oo ay kamid yihiin dhismayaal wadooyin cusub oo degmada dhaxmara Goobo caafimaad xarumo dowladeed iyo goobo waxbarasho.
DHEGAYSO
FAALLOOYIN & FALCELIN
Nuur xusen tel 615577593