Degmada BAXDO ee GALMUDUG: Iskutashi Dadweyne & Baaq Dawlo

Degmada BAXDO ee GALMUDUG: Iskutashi Dadweyne & Baaq Dawlo

BAXDO waxa ay ka tirsantahay gobolka Galgaduud, Galmudug. Waa magaalo muddo jirtey oo ay ku yaalliin ceelal muujinaya in muddo hore la degnaa magaalada. Dhanka waxbarashada, BAXDO waa degmo hormar horleh ku tallaabsatay oo maanta gabdhuhu labo jibbaar ay ka badanyihiin wiilasha ardeyda.

Warbixinta waxaa inoo haya Maxamed  Xasan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com