Odayaasha iyo waxgaradka degmadda buursalax ee gobalka mudug ayaa tan iyo dhacdadii muqdisho kadhacday 14- kii bishan kawaday degmadda gurmad lacag lagu aruurinayeey dadkii lagu layeey isgooyska zoobe ,gaar ahaan shacabka dhawac ah.
Siciid Cabdinuur oo kamid ah odayaasha Buursalax ayaa Radio daljir u sheegay inay aruuriyeen lacag dhan shan kun oo dollarka maraykanka ah ,isla markaana ay rajaynayaan inay lacag kale oo dheraad ah aruuriyaan.
dhegayso Waraysiga
COMMENTS