Degmooyinka Gobolka FAAFAN oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha Tuli Guuleed

Degmooyinka Gobolka FAAFAN oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha Tuli Guuleed

Kaddib amar ka soo baxay Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) daarnaana in la garab-istaago barakacayaasha Tuli Guuleed, ayaa dhammaam maamulada degmooyinka hoosyimaada gobolka FAAFAN waxa ay u istaageen amarkii Dowlad Deegaanka, waxa ayna degdeg deeq u gaadhsiiyeen barakacayaasha dagmada TULI GUULEED.

Deeqda ka timid maamulada DDS ee gobolka Faafan ayaa isugu jirta bustayaal, bacaha guryaha lagu dhisto iyo jirkaanada biyaha keydiya.

Deeqdan ayaa loo qaybiyey 400 oo ah barakayaashada degmada Tuli Guuleed.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com