Dekada Garacad waxaa ku sooxirtay Markab sida konteen-dharo | Abdiwali Cuurshe

Dekada Garacad waxaa ku sooxirtay Markab sida konteen-dharo | Abdiwali Cuurshe

Markabka weyn ee kontaynarada TRITEX GLORY oo ka soo gooshay Dekedda Sharjah ayaa ku soo xirtay Dekedda Garacad. Waa safarkii ugu horreeyey ee TRITEX Glory, waana mid joogto noqon doona bishii laba jeer. TRITEX Glory ayaa safarkan waxaa ku rarnaa kontaynaro ganacsi iyo gaaska LPG ee cunto kariska, qalab spare parts, qalabka guryaha iyo agab kale oo ganacsi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com