DFS oo gaashaanka ku dhufatay Eed loo jeediyay

DFS oo gaashaanka ku dhufatay Eed loo jeediyay

Qoraal kooban oo ay soo saartay Hay’adda Duulista Rayidka Saoomaaliyeed ayaa lagu sheegay in uusan jirin qorshe ay Dawladda Soomaaliya ogtahay oo suurto gelin kara in maamulka hawada Soomaaliya lagu wareejiyo dal shisheeye.

Qoraalka ka soo baxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ku soo aadaya , iyadoo madaxweyne hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu uga digay dowladda Federaalka Soomaaliya, maamulka hawada Soomaaliya loogu wareejinayo Imaaraadka caranta iyo dawlado kale..

Hase, ahaatee , Arintaan ayaa imaaneysa Xilli Dawlada FederaalkaSoomaliya la sheegay in heshiis la gashay Shirkada NAV-PASS si ay u soo Aruuriso lacagaha Hawada Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com