DFS oo ka digtay Boob lagu haayo Dhulal Dan guud ah

DFS oo ka digtay Boob lagu haayo Dhulal Dan guud ah

Xafiiska Garyaqaanka Guud oo masuul ka ah Difaaca Hantida Dawladda iyo daryeelka dhammaan danta caamka ah, ayaa waxaa uu digniin kasoo saaray xog xaqiijineysa in boob lagu hayo dhulalka Danta-guud ee ku leedahay Degmada Hodon, gaar ahaan Dhulka Xaruntii Jiifka Ardayda, Xaruntii Kulliyadda Siyaasadda iyo Saxaafadda iyo Xaruntii Kulliyadda Caafimaadka ee kasoo horjeeda Cisbitaalka Erdogen- Ex-digfeer, oo dhamaantood dad shacab ahi isku dayayaan in ay ku milkiyaan sifo sharci darro ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com