Dhagayso Aqoonyahan Daahir Mire Jibriil oo sharaxaad ka bixiyay Nidaamka Doorashada.

Minneapolis, April, 14 – 2016 – Dhagayso Aqoonyahan Daahir Mire Jibriil oo sharaxaad ka bixiyay Nidaamka Doorashada, aqoonyahanku waxaa oo aad u sharaxanay habka doorashada iyo nidaamka ay ku imaanayaa xildhibaannadu, waxaana uu sidaasi ku shaaciyay waraysi gaar ah oo uu siyay Radio Daljir.

Mudane Daahir waxaa uu ku baaqay in doorashada lagu qabto meel nabad ah oo xasiloonni ay ka jirto, waxaana uu hadalkiisa raaciyay in aanan Muqdisho lagu qabin-karin wax doorasho ah maadaama Xamar aysan nabad ahay.

Aqoonyahan Daahir Mire ayaa sheegay in halka ay dowladnimo ka hagaagikarto ay tahay xildhibaanada la dooran doono ,oo noqda baarlaman fiican, waxaa kalo uu ka hadlay doorka ay haweenka ku yeelan karaan baarlamanka soo socda iyo arimo kale .



Daahir Mire jabriil oo ku sugan dalka Mareykanka ee gobolka Minisoota ayaa Waxa uu arimahaas uga waramey Wariye Axmed Maxamed Khaliif oo daljir Gaalkacyo Ku sugan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com