Boossaaso, Oct, 05, 2016 – Dhagayso barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa barnaamijka saakay idila socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan Studio Daljir Boossaaso, waxaad-na barnaamijka ku maqlaysaan qodobadii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibaddaba.
Hoos ka dhagaos barnaamijkii oo dhammaystiran
COMMENTS