Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee Saakay iyo Dunida May – 01 – 2016 Wariye C/fitaax Cumar Geeddi

Garowe, May, 01 – 2016 – Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunta ay ku leedahay Garowe, waxaa idila socodsiinaya wariye C/fitaax Cumar Geeddi, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay xalay iyo saakay-ba.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com