Barnaamijka fiidnimo ee Caawa iyo Daljir oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteda Gaalkacyo waxaa idiin soo diyaariyay, idinlana socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, qodobada ugu waawayn ee aad ku maqli-doontaana waxaa ka mid ah:
Madaxwayne Xassan Shiikh oo ka hadlay hanaanka maamul-wanaaga iyo dhismaha dowladnimo casri ah.Guddiga abaaraha Puntland oo markii ugu horraysay soo saaray go’aamo la xiriira habka loola tacaalayo saamaynta abaartaWasaaradda Deegaanka Puntland oo ku howlan qiimaynta gobollada PuntlandTalyaha cusub ee qaybta gobolka Karkaar oo maantay xilkii kala wareegay talyihii hore ee qaybta gobolkaCaabudwaaq oo yeelanaysa markii ugu horraysa Layrarka ku shaqeeya Cadceeda
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran
COMMENTS