Jimco, Juun 05, 2015 (Daljir) —Ku soo dhawaada barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan idin kaga iman doona xarunta Daljir ee magaalada Garowe iyo wariye Jamaal FAarax Aadan.
Todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay khilaafka ka dhex jira qaybaha ka qayb-galaya shirka maamul u samaynta gobolka Gal-gaduud iyo Koonfurta gobolka Mudug,waxaana marti ku ah Siaaysi Daahir Shidane Cabdi oo ah musharax u taagan xilka madaxtinimada maamulkaas ,balse saluugsan sida wax u socdaan iyo Saciid Yuusuf Nuur oo isna ah Aqoonyahan Puntland kusugan .
Dhagayso
COMMENTS