![](/resources3/images/14462718_1838141613084371_5908105740128813111_n.jpg)
Boossaaso, Oct, 12 – 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka 24-ii saac ee lasoo dhaafay.
Halkaan ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran
FAALLOOYIN & FALCELIN