Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 09 – Oct – 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan Daljir Studio Gaalkacyo

Gaalkacyo, 09 – Oct – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinka imaanaya Radio Daljir xarunta ay ku leedahay magaalada Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, iyo faalooyin ku salaysan xaqiiqda.

 

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com