Boossaaso, Nov, 15, 2016 – Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland sheeq Fu.aad Maxamed Xaaji oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa Waxa uu faah faahin kabixiga Dadaalada ay ugu jiraan Gurmadka Dadka kutabaaloobay abaar iyo Biyo dhaamin ay gudiga kawadaan Qaybo kamid ah deegaanada ay abaartu ka jirto.
Gudiga ayaa kawarbixiyay lacagi kala duwan soo soogaaray .Hadaba Arimahaasi iyo arimo kale Waxa uu uga waramay Wariye Maxamuud Cabdi ibraahin isgoo Kusugan Magaalada Garoowe.
Hoos ka dhagayso
COMMENTS