Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Saaka illaa galabnimadii shalay waxaa Garoowe dhexdeeda laga maqlyay daryanka rasaas kale nooc ah, taasi oo si wayn looga maqlyay guud ahaanba xaafada magaalada.
Guddoomiyaha gobolka Nuugaal C/llaahi Aw-Ciise oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka waramay hawlgalka socda. Wuxuuna sheegay in rasaastu ay si khaldan u dhaceen.
Guddoomiyuhu wuxuu si kulul u sheegay in ammaanka aanan cidna looga haybaysanaynin, isla markaan ay sii soconayaan hawlgalada amni ee ka socda gudaha caasimada Puntlnad ee Garowe.
Hoos ka dhegayso hadalka Gudoomiyaha
COMMENTS