Dhagayso Maanhadal oo lagu casumay General C/risaaq Afgaduud, General Carays, iyo W/hore ee Maaliyada Soomaaliya Cawil

Gaalkacyo, 25, March, 2016 – Barnaamijka Maanhadal oo ah fageer-deoodeed Jimca waliba aad ka dhagaysatayaan Radio Daljir Waxaa maantay looga hadlay dagaalkii u dhaxeeyay dowladda Puntland iyo Al-Shabaab.

Martida barnaamijku waa Talyaha booliska Puntland General C/risaaq Maxamuud Yuusuf Afgaduud, Generaal Cabdullaahi Cali Mire Carays oo ah khabiir dhanka ciidamada ah, Iyo  Cawil Xassan Sulaymaan oo ah W/hore ee Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ku sugan Daljir xarunteeda Gaalkacyo.

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com