DHAGAYSO: Rag Dhalinyarada ka Tahriibin jiray Puntland oo Bosaaso lagu Soo Bandhigay

Isniin, September 14, 2015 (Daljir) —Taliska Qaybta  Booliska ee Gobolka bari Maamulka Gobolka iyo Taliska Dekada Magaalada Boosaaso ayaa Maanta waxa ay ku soobandhigeen Magaalada Boosaaso  Sadax nin oo Lagu soo eedeeyey inay ka shaqeeynayeen Tahriibta oo intooda Badan lasheegay in ay Puntland ka tahriibiyeen Dhalinyaro Fara badan , Waxaana Gacanta ku soo dhigay ragan Ciidamada Amniga ee Gobolka bari.

Dhagayso wariye Xasan Haykal oo warbixintan oo Faah-faahsan inoo Akhriya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com