DHAGAYSO: Tartan iyo Tacliin oo loo Gudbay Wareeggii ugu danbeeyay

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Wareegii labaad ee  Barnaamijka Tartan iyo Taclii oo xalay lasoo gabagabeeyay ayaa  waxa uu Tartan Xiiso leh uu dhaxmaray  Afararta dugsi sare ee xalay ku tartamay  Barnaamijka tartan iyo tacliin oo soo coday Bishii barakaysnayd ee Ramadaan ,

Hadaba waxa Qaybtii hore ee xalay tartan kaasi uu  Dhaxmaray labada dugsi sare eek ala ah muntada Secendery Shool iyo  shaafici Secendery School . Halka qaybta labaad ay ku tartameen  Al,ashar Secendery School  Qardho  iyo imaamu.nawaawi Secendery School  ee Garoowe.

Hoos ka Dhagayso warbixinta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com