Dhagayso Warbixin Xafiiska Difaacaha Xaquuqul Aadanaha Puntland oo soo bandhigay Nidaam bilaash ah oo loola soo xiriiri karo

Garowe, 21 – April – 2016 Xafiiska Xuquul nsaanka Punland ayaa Soo Bandhigay Lambaro lacag La,aan ah oo Lagala Soo Xiriirayo Xafiiskooda Cidiii Cabsho Xaga Xuquuqda Aadanaha ah Tas oo Dadweynha u Fududaynaysa inay Si Dhib yar Ku Soo Wacaan Xafiiska iagoon imaan Mesha uu Ku yaalo.
 
Lambaradaan oo ah Kuwa lacagla,aan ah waxaa Bulshada u Soo Badhigay Xafiiska Xuququl Insaabka Punland. Warbixin Amuurtaas Ku Soobasan waxa Garoowe ka Soo Diray Wariye Cabdi Xakiin Xusein Xasan
 
Hoos ka dhagayso Warbixinta

 

 

 

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com